HomeCaalamkaXoghayaha Guud ee QM shaaca ka qaaday in Caalamku uu halis ugu...

Xoghayaha Guud ee QM shaaca ka qaaday in Caalamku uu halis ugu jiro adeegsiga hubka Nukliyeerka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay in caalamku uu halis ugu jiro in la isu adeegsado hubka nukliyeerka, taas oo ay sababi karto, dal si khaldan u xisaabtama ama tallaabo ka dhalata isfaham la’aan dhex marta dalalka ku hubaysan hubka Nukliyeerta, taas oo halis gelin karta jiritaanka aadamaha, isaga oo tusaalo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay in caalamku uu halis ugu jiro in la isu adeegsado hubka nukliyeerka, taas oo ay sababi karto, dal si khaldan u xisaabtama ama tallaabo ka dhalata isfaham la’aan dhex marta dalalka ku hubaysan hubka Nukliyeerta, taas oo halis gelin karta jiritaanka aadamaha, isaga oo tusaalo u soo qaatan xiisadda Nukliyeerka ee ka taagan qaaradda Aasiya, Bariga Dhexe iyo xataa dalka Ukraine.

Xoghayaha Guud ayaa digiin culus ka jeediyey furitaanka shirka heerkiisu sarreeyo ee lagaga hadlayo dib u eegis lagu sameeyo heshiiska taariikhiga ah ee xakamaynta faafista hubka Nukliyeerka ee loo yaqaano Nuclear Nonproliferation Treaty, kaas oo haatan 50 sano jirsaday.

- Advertisement -

Dalalka Maraykanka, Japan, Jarmalka, madaxa hay’adda xakamaynta faafinta hubka Nukliyeerka ee Qaramada Midoobay iyo madax kala duwan oo shirkaas ka qaybgashay ayaa sidoo kale ku dheeraaday inay iftiimiyaan halista sii kordhaysa ee ka imanaysa faafista hubka Nukliyeerka ee caalamka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts