HomeCaalamkaTaalibaan oo dagaal la gashay Ciidamada ilaalada Xuduudda ee Waddanka Iiraan

Taalibaan oo dagaal la gashay Ciidamada ilaalada Xuduudda ee Waddanka Iiraan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciidamada kooxda Taliban ee gacanta ku haysa dalka Afghanistan ayaa dagaal la galay ciidamada ilaalada xuduudda ee waddanka Iiraan. Faahfaahin kooban ayaa kasoo baxday isku dhaca labada dhinac oo laga soo tebiyay xadka u dhaxeeya labada waddan ee deriska ah. Mas’uuliyiinta kooxda Taliban ayaa sheegay in hal askari looga dilay dagaalka oo dhacay shalay oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada kooxda Taliban ee gacanta ku haysa dalka Afghanistan ayaa dagaal la galay ciidamada ilaalada xuduudda ee waddanka Iiraan.

Faahfaahin kooban ayaa kasoo baxday isku dhaca labada dhinac oo laga soo tebiyay xadka u dhaxeeya labada waddan ee deriska ah.

- Advertisement -

Mas’uuliyiinta kooxda Taliban ayaa sheegay in hal askari looga dilay dagaalka oo dhacay shalay oo Axad ahayd.

Labada ciidan ayaa ku dagaallamay meel u dhow xadka ay wadaagaan gobolka Nimroz ee dalka Afghanistan iyo gobolka Hirmand ee dalka Iiraan.

Labada dhinacba mid walba waxa uu kan kale ku eedeeyay inuu mas’uul ka yahay dagaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts