HomeCaalamkaTaalibaan oo mar kale Codsi u dirsatay Dowladda Mareykanka

Taalibaan oo mar kale Codsi u dirsatay Dowladda Mareykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Diblomaasiga ugu sarreeya xukuumadda Taalibaan ee Afghanistan ayaa Talaadadii sheegay mar uu ka hadlayay shir caalami ah oo ka dhacay dalka ay dariska yihiin ee Uzbekistan in cunaqabateynta uu Mareykanku kusoo rogay ay tahay sababta ugu weyn ee saboolnimada dalkiisa. Wasiirka arrimaha dibadda ee Taalibaan Amir Khan Mottaki ayaa mar kale ku boorriyay Washington inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diblomaasiga ugu sarreeya xukuumadda Taalibaan ee Afghanistan ayaa Talaadadii sheegay mar uu ka hadlayay shir caalami ah oo ka dhacay dalka ay dariska yihiin ee Uzbekistan in cunaqabateynta uu Mareykanku kusoo rogay ay tahay sababta ugu weyn ee saboolnimada dalkiisa.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Taalibaan Amir Khan Mottaki ayaa mar kale ku boorriyay Washington inay ka qaaddo xannibaadaha “si shuruud la’aan ah” isla markaana ay u soo deyso ku dhawaad 7 bilyan oo doollar oo ah lacagaha la xayiray ee Bankiga Dhexe ee Afghanistan oo lagu hayo Mareykanka, si ay awood ugu siiso Taalibaan in ay wax ka qabato dhibaatooyinka dhaqaale iyo kuwa bini’aadantinimo ee sii xumaanaya.

- Advertisement -

Wadamada Yurub ayaa iyaguna xannibay $2 bilyan oo kale oo kaydka Afghanistan ah.

“Tallaabooyinkani ma ahan oo kaliya inay carqaladeeyaan maalgashiga shisheeye iyo macaamilka maaliyadeed, laakiin sidoo kale waxay saameeyn ku yeesheen dhaqdhaqaaqyada dowladda ee faa’iidada u leh dadweynaha,” ayuu Mottaki ka sheegay munaasabadda lagu qabtay caasimadda Uzbek ee Tashkent.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts