HomeCaalamkaShiinaha oo Mareykanka ugu hanjabay arrin ku saabsan Taiwan

Shiinaha oo Mareykanka ugu hanjabay arrin ku saabsan Taiwan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waxaa jiraa warar laisla dhexmarayay oo sheegayay in in afhayeenka golaha aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ay qorsheyneyso inay booqasho ku tegto Taiwan, arrintaas oo si weyn uga careysiisay Shiinaha islamarkaana Mareykanka ku noqotay madax xanuun. Shiinaha ayaa ku hanjabay in booqashadaas ay ka dhalan doonto ‘cawaaqib halis ah’ waa haddii Nancy Pelosi ay booqasho […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa jiraa warar laisla dhexmarayay oo sheegayay in in afhayeenka golaha aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ay qorsheyneyso inay booqasho ku tegto Taiwan, arrintaas oo si weyn uga careysiisay Shiinaha islamarkaana Mareykanka ku noqotay madax xanuun.

Shiinaha ayaa ku hanjabay in booqashadaas ay ka dhalan doonto ‘cawaaqib halis ah’ waa haddii Nancy Pelosi ay booqasho ku tegto jasiiradda Taiwan.

- Advertisement -

Mrs Pelosiayaa noqoneysaa siyaasigii ugu sarreeyay ee Amerikaan ah oo u safra jasiiradda Taiwan tan iyo sanadkii 1997.

Shiinaha wuxuu u arkaa Taiwan gobol ka tirsan dhulka Shiinaha isla markaana aysan ka go’i karin.

Xukuumadda Bejing ma aysan sheegin in suurtagalnimada arrintani uu si awood ah ku fulin doono.

- Advertisement -

Maamulka Biden waxaa lagu soo warramayaa inay isku dayayaan sidii Nancy Pelosi ay isaga dhaafi laheyd safarka.

Toddobaadkii lasoo dhaafay, madaxweyne Joe Biden wuxuu weriyeyaasha u sheegay in ‘militariga uu arrinta u maleynayo qorshe aan wanaagsaneyn’ balse wuxuu Aqalka Cad ku tilmaamay hadallada Shiinaha ee ku saabsan safarkaas ay yihiin ‘kuwa aan wax tareyn oo aan loo baahneyn’

Wasaaradda arrimahada dibadda ayaa sheegtay in Nancy Pelosi aysan shaacin safarkan balse mowqifka Mareykanka ee qadiyadda Taiwan ay tahay arrin aan weli isbaddalin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts