HomeWararCiidanka Dowlad Degaanka oo heegan buuxa la galiyay kadib dagaalkii Al-Shabaab

Ciidanka Dowlad Degaanka oo heegan buuxa la galiyay kadib dagaalkii Al-Shabaab

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Waxaa jirta feejignaan sare oo la galiyay hay’adaha ammaanka ee Dowlad-deegaanka kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in xadka deegaanka Soomaalida uu la wadaago gobolka Hiiraan ay ka soo tallaabeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo damacsan in ay gudaha u galaan deegaanka Soomaalida. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa BBC-da u xaqiijiyay arrintaas. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa jirta feejignaan sare oo la galiyay hay’adaha ammaanka ee Dowlad-deegaanka kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in xadka deegaanka Soomaalida uu la wadaago gobolka Hiiraan ay ka soo tallaabeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo damacsan in ay gudaha u galaan deegaanka Soomaalida.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa BBC-da u xaqiijiyay arrintaas.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay in dadka deegaanka ay u sheegeen in dagaalyahanno lagu qiyaasay 200 ay ka tallaabeen dhanka gobolka Hiiraan, isla markaana ay u ruqaansadeen dhanka Itoobiya.

“Markii aan dadka waydiinnay waxay noo sheegeen in ilaa 200 oo nin ay ku dhow yihiin tiro ahaan” ayuu yiri Cali Jeyte.

Wuxuu intaa ku daray in ciidamada Dowlad-deegaanka Soomaalida iyo kuwa Soomaaliya ay si wadajir ah ula dagaallamayaan Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts