HomeWararDowladda oo Gargaar u dirtay degaano ay ku dagaalameen Liyuu Boolis &...

Dowladda oo Gargaar u dirtay degaano ay ku dagaalameen Liyuu Boolis & Al-shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Deeq gargaar ah u dirtay Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed, kadib amarkii kasoo baxay Ra’iisul Wasaare Xamse Barre. Wasiirka gargaarka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa diyaaraddo sidda gargaar u dirtay deegaano ka tirsan Gobolka Bakool gaar ahaan deegaano, maalmo kahor ay dagaalo ku dhexmareen Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Deeq gargaar ah u dirtay Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed, kadib amarkii kasoo baxay Ra’iisul Wasaare Xamse Barre.

Wasiirka gargaarka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa diyaaraddo sidda gargaar u dirtay deegaano ka tirsan Gobolka Bakool gaar ahaan deegaano, maalmo kahor ay dagaalo ku dhexmareen Ciidanka Liyuu Boolis iyo dagaalamayaasha Al-shabaab.

- Advertisement -

Deeqda Gargaarka ah oo diyaarado looga qaaday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa isugu jirtay raashin iyo daawo, sida ay shaacisay Wasiirkaa Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dalka.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa bixiyay amarka maanta gargaarka raashinka iyo daawada loogu diray shacabka ku ku nool Gobolka Bakool, iyadoo wasaaradda amarkaas ay si deg deg ah ku fulisay.

Tallaabada gargaarka loogu diray Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku aadeysa, iyada oo magaalooyin ka tirsan Gobolkaas ay ka jiraan abaaro baahsan oo saameyn ballaaran ku yeeshay qoysas farabadan oo Gobolkaas kunool.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts