HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka  Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ee Alshabaab ku weerareen Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe sidoo kalana ah caasimadda Hirshabeelle. Madaxwaynaha Galmudug ayaa xusay in uu xanuunka iyo tiiraanyada la wadaagayo Madaxwenaha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo shacabkaba, isagoona inta ku dhimatay Eebbe uga baryay in uu janadii Fardowza […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka  Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ee Alshabaab ku weerareen Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe sidoo kalana ah caasimadda Hirshabeelle.

Madaxwaynaha Galmudug ayaa xusay in uu xanuunka iyo tiiraanyada la wadaagayo Madaxwenaha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo shacabkaba, isagoona inta ku dhimatay Eebbe uga baryay in uu janadii Fardowza ka waraabiyo, inta dhaawacantayna u booga dhayo.

- Advertisement -

Dhanka kale Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye, ayaa carrabka ku adkeeyay in meel looga soo wada jeesto  Al-shabaab, sidoo kalana dagaal saf ballaaran ah lagu qaado, waa sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Qoorqoor.

Barqadii manta ayeey ahayd markii qarax is-miidaamin ah uu ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimada maamulka Hirshabeelle gaar ahaan hotelka Nuur doob, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac, iyadoo ay mas’uuliyada qaraxaas ay sheegteen Al-shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts