HomeWararBaarlamaanka Puntland oo su’aalo weydiina Mas’uuliyiinta ugu sarreysa Hay’adaha Ammaanka

Baarlamaanka Puntland oo su’aalo weydiina Mas’uuliyiinta ugu sarreysa Hay’adaha Ammaanka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Baarlamaanka Puntland ayaa yeelanaya kulan ay ku hor imanayaa mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo ay ku jiraan Wasiirro iyo mas’uuliyiin kale oo su’aalo la weyndiin doono. Fadhiga maanta ee Baarlamanka oo ay soo xaadireen 47 Xildhibaan ayaa waxaa hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Amniga Cabdisamad Maxamed Gallan iyo Wasiir ku-xigeenadda Amniga, Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Gen. […]

- Advertisement -

Baarlamaanka Puntland ayaa yeelanaya kulan ay ku hor imanayaa mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo ay ku jiraan Wasiirro iyo mas’uuliyiin kale oo su’aalo la weyndiin doono.

Fadhiga maanta ee Baarlamanka oo ay soo xaadireen 47 Xildhibaan ayaa waxaa hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Amniga Cabdisamad Maxamed Gallan iyo Wasiir ku-xigeenadda Amniga, Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Gen. Yaasiin Cumar Dheere, Taliyaha Ciidanka Booliska DPL Gen. Maxamed Cali Xaashi iyo Taliska Nabadsugidda iyo Sirdoonka Puntland kuwaa oo Golaha la wadaagaya Xaaladda Amni ee guud ahaan dalka.

- Advertisement -

Xildhibaannada ayaa su’aalo ka weydiin doona dhammaan qorshayaasha Amni ee dalka.

Latest stories