HomeWararRa’iisul Wasaaraha magacaaban oo kulamo la yeeshay Madaxweyneyaashii hore ee dalka

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban oo kulamo la yeeshay Madaxweyneyaashii hore ee dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay salaan ugu tagay Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Ra’iisul Wasaaraha u rajeeyay in uu Eebbe ku guuleeyo mas’uuliyadda qaran. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Sheekh Shariif ka dhageysay talooyin iyo tusaalooyin ku aaddan howlaha horyaalla marka uu hello kalsoonida Xildhibaanada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay salaan ugu tagay Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Ra’iisul Wasaaraha u rajeeyay in uu Eebbe ku guuleeyo mas’uuliyadda qaran.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Sheekh Shariif ka dhageysay talooyin iyo tusaalooyin ku aaddan howlaha horyaalla marka uu hello kalsoonida Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul wasaaraha magacaaban Xamse Cabdi Barre, ayaa booqasho ugu tagay madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  oo u rajeeyay Ra’iisul wasaaraha in uu Rabbi u fududeeyo masuuliyadda Qaran ee uu dalka iyo dadkaba u haayo.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey Ra’iisul Wasaaraha magacaaban booqashada iyo salaanta uu ugu yimid, waxa uuna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay si dhow ula shaqeeyaan Xukuumaddiisa, si loo sii amba qaado dowlad-dhiska iyo horumarka dalka.

Dhankiisa, Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo soo dhaweynta diirran iyo kulankan is-xogwareysiga ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts