HomeWararKulan looga hadlaayay ammaanka deegaanada Maamulka Galmudug oo qabsoomay

Kulan looga hadlaayay ammaanka deegaanada Maamulka Galmudug oo qabsoomay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa maanta shir gudoomiyay shirka amniga Galmudug oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas. Shirkaan oo ay ka so qaybgaleen Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ayaa diiradda lagu saaray amniga guud ee Galmudug iyo la dagaalanka Al-Shabaab. Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Cali Daahir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa maanta shir gudoomiyay shirka amniga Galmudug oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas.

Shirkaan oo ay ka so qaybgaleen Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ayaa diiradda lagu saaray amniga guud ee Galmudug iyo la dagaalanka Al-Shabaab.

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid oo shirkaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in Galmudug ay had iyo goor u taagantahay ka hortagga iyo la-dagaalanka Al-shabaab.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu Ciidamada ciidamada qalabka sida ku boggaadiyay kahortega Al-Shabaab oo ay ugu danbeesay dagaalkii shacabka reer Baxdo iyo ciidamada qalabka sida ay ku dhufteen Alshabaabkii weerarka kusoo qaaday deegaanka Baxdo.

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Ciidamada Maamulka iyo kuwa Xoogga faray in ay sii laba jibaaraan gudashada waajibaadkooda ee ah sugida ammaanka guud ee deegaanada Maamulka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts