HomeWararWafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir uga qayb-galaya dalka Itoobiya

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir uga qayb-galaya dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Pekos iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa. Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa Addis Ababa,kusoo dhoweeyey Qunsulka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Itoobiya ahna ku-simaha Safiirka Mudane Cali Maxamed Xuseen iyo mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya. Wasiirka iyo wafdigiisa waxay Addis […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Pekos iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa.

Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa Addis Ababa,kusoo dhoweeyey Qunsulka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Itoobiya ahna ku-simaha Safiirka Mudane Cali Maxamed Xuseen iyo mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya.

- Advertisement -

Wasiirka iyo wafdigiisa waxay Addis Ababa uga qayb gelayaan Shirka Nabadda, Horumarka iyo Dowladnimada Geeska Afrika oo ka furmaya magaalada Addis Ababa, Wasiir Pekos waxaa socdaalkiisa shaqo ku wehelinaya Agaasimaha Waaxda Asia iyo Australia ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Cabdisalam Suleymaan Koodaar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts