HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal Khadka Telefoonka kula yeeshay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal Khadka Telefoonka kula yeeshay Amiirka Qatar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay waxaa uu kulan khadka Telefoonka kula yeeshay Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Hamad Al-Thani, iyagoona ka wada hadlay Arrimo kala duwan. Wararka la helayo ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar Sheekh Tamim ay kulankooda uga wada hadleen xoojinta xiriirka ka dhexeeya dowladdaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay waxaa uu kulan khadka Telefoonka kula yeeshay Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Hamad Al-Thani, iyagoona ka wada hadlay Arrimo kala duwan.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar Sheekh Tamim ay kulankooda uga wada hadleen xoojinta xiriirka ka dhexeeya dowladdaha Qatar iyo Soomaaliya, kaasi oo ku saleysan dhinacyo kala duwan.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday kulanka khadka Telefoonka ee dhexmaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh iyo Sheekh Tamim Bin Hamad Al-Thani ayaa waxaa lagu soo hadal qaaday xaaladda Gobolka iyo tan guud ee dalka Soomaaliya.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaan weli wax faah faahin ah ka bixin kulankaas labada dhinac ee Madaxweynaha iyo Amiirka Qatar, wuxuuna kulankaas kusoo aaday, iyada oo Maanta ay dhaceyso Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweyne Xasan Sheekh.

Dowladda Qatar ayaa xiriir dhow la laheyd Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qatar ayaa kamid ah dowladdaha Soomaaliya ka taageera dhinaca horumarinta mashaariicda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts