HomeWararTaliska Ciidanka Xoogga oo soo Bandhigay xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isku...

Taliska Ciidanka Xoogga oo soo Bandhigay xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta magaalada Baydhaba ku soo bandhigay Mustaf Isxaaq Cali oo labadii sano ee la soo dhaafay ka tirsanaa Al-Shabaab, kana soo dagaalamay gobollada Bay iyo Galgaduud. Mustaf oo dhawaan isku soo dhiibay gacanta dowladda Federaalka ayaa kasoo bixitaankiisa dagaalamayaasha Al-Shabaab ku saleeyay dhibaatooyin dhinaca nolosha ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta magaalada Baydhaba ku soo bandhigay Mustaf Isxaaq Cali oo labadii sano ee la soo dhaafay ka tirsanaa Al-Shabaab, kana soo dagaalamay gobollada Bay iyo Galgaduud.

Mustaf oo dhawaan isku soo dhiibay gacanta dowladda Federaalka ayaa kasoo bixitaankiisa dagaalamayaasha Al-Shabaab ku saleeyay dhibaatooyin dhinaca nolosha ah oo uu sheegay inuu la kulmay, isla markaana uu Go’aanka bixitaanka qaatay.

- Advertisement -

Wareysi lala yeeshay Mustaf Isxaaq Cali oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa waxaa uu tilmaamay inuu kasoo dagaalamay deegaano ka tirsan Gobollada Bay iyo Galgaduud ee maamulada Koonfur Galbeed iyo Galmudug, sidoo kalena uu muddo ka tirsanaa Shabaabka.

Saraakiisha Ciidanka Xoogga gaar ahaan kuwa qeybta 60-aad ayaa dhowr jeer oo horey soo bandhigay xubno iyo Saraakiil ay sheegeen inay ka tirsanaayeen Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts