HomeWararSawirro:-Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb

Sawirro:-Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug. Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa Madaxweyne Xasan Sheekh kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Wasiiro, Xildhibaano, Mas’uuliyiin, Saraakiil Ciidan iyo dadweyne farabadan. Madaxweynaha dowladda Federaalka ayaa inta uu ku sugan yahay Dhuusamareeb […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa Madaxweyne Xasan Sheekh kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Wasiiro, Xildhibaano, Mas’uuliyiin, Saraakiil Ciidan iyo dadweyne farabadan.

- Advertisement -

Madaxweynaha dowladda Federaalka ayaa inta uu ku sugan yahay Dhuusamareeb ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxweyne Axmed Qoorqoor iyo ku-xigeenkiisa, isagoo kala hadli doona xaaladda guud ee dalka iyo tan deegaanada Maamulkaas.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa uu kulan la yeelan doonaa Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada, isla markaana kala arrinsadan doona arrimaha dib u heshiisiinta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, isagoo soo gaba-gabeeyay safarkii uu halkaas ku joogay.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts