HomeWararMaamul Cusub oo loo magacaabay Deegaan Xebeedka Jasiira

Maamul Cusub oo loo magacaabay Deegaan Xebeedka Jasiira

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku Magacaabay Maamulka cusub ee deegaan Xebeedka  Jasiira. Guddomiyaha  ayaa Cismaan Maxamed Nuur u  magacaabay Guddoomiyaha Deegaanka Jasiira, halka Guddoomiye ku xigeenada Maamulka iyo Maaliyadda uu u magacaabay Xuseen Jilacow Maxamuud, waxaana Maxamed Shuqaale Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku Magacaabay Maamulka cusub ee deegaan Xebeedka  Jasiira.

Guddomiyaha  ayaa Cismaan Maxamed Nuur u  magacaabay Guddoomiyaha Deegaanka Jasiira, halka Guddoomiye ku xigeenada Maamulka iyo Maaliyadda uu u magacaabay Xuseen Jilacow Maxamuud, waxaana Maxamed Shuqaale Maxamed loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts