HomeWararMuxuu Guddoomiye Cabdi Xaashi kala hadlay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga?

Muxuu Guddoomiye Cabdi Xaashi kala hadlay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta oo sabti ah waxaa uu xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Axmed Maxamed Saalax Almuwallad. Safiirka ayaa Guddoomiye Cabdi Xaashi marka hore ugu tegay salaan sharafeed iyo hambalyo ku aaddan dib u doorashadiisa Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta oo sabti ah waxaa uu xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Axmed Maxamed Saalax Almuwallad.

Safiirka ayaa Guddoomiye Cabdi Xaashi marka hore ugu tegay salaan sharafeed iyo hambalyo ku aaddan dib u doorashadiisa Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo sida hufnaanta laheyd ee ay u qabsoontay doorashadii Guddoonka Aqalka Sare.

- Advertisement -

Kulanka dhexmaray Guddoomiyaha iyo Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Axmed Maxamed Saalax Almuwallad ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen kor u qaadidda xiriirka labada Dal ee Soomaaliya iyo Sacuudiga ee walaalaha ah.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa Safiirka uga mahadceliyay booqashada uu ugu yimid, wuxuuna Guddoomiyaha ka hadlay muhiimada ay leedahay dardar-gelinta xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya labada dal, kuna saleysan dhinacyo kala duwan.

Safiirada dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa kulamo maalmahan ka wada Magaalada Muqdisho, iyagoona Madaxda ugu sarreeysa dowladda Federaalka Soomaaliya kala hadlaya xoojinta xiriirka dalalka Soomaaliya, Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts