HomeWararMadaxweyne Xasan Sheikh oo la kulmay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada

Madaxweyne Xasan Sheikh oo la kulmay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen. Madaxweynaha jamhuuriyadda ayaa Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka uga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen.

Madaxweynaha jamhuuriyadda ayaa Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka uga mahad celiyey doorkoodii wax-ku-oolka ahaa ee ay ka qaateen qabsoomidda doorashooyinka dalka oo gundhig u ah xasilloonida iyo horumarka dowlad-dhiska Soomaaliya.

- Advertisement -

Dhankooda, Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa la wadaagay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud hambalyo ku aaddan guushii uu ka gaaray doorashada, iyaga oo Alle uga baryey in uu u fududeeyo masuuliyadda loo doortay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts