HomeWararSaraakiisha Ciidamada Xoogga dalka oo sheegay in degaanno ay kala wareegen Al-Shabaab

Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka oo sheegay in degaanno ay kala wareegen Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18 aad ayaa howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka Sameeyay Tuulooyin hoostaga degaanka Ceelgaal ee Gobolka Hiiraan Taliyaha Guutada 18 aad ee Ciidanka Kumaandooska Gor Gor Gashaanle Bashiir Cabdullaahi Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab laga saaray tuulooyin dhowr ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18 aad ayaa howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka Sameeyay Tuulooyin hoostaga degaanka Ceelgaal ee Gobolka Hiiraan

Taliyaha Guutada 18 aad ee Ciidanka Kumaandooska Gor Gor Gashaanle Bashiir Cabdullaahi Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab laga saaray tuulooyin dhowr ah oo Hoostaga Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Taliayaha waxa u sheegay in ciidamada kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor aya sii laba jibaari doonaan howlgalada ka dhanka Al-Shabaab tan iyo inta laga saarayo degaannada ay kaga sugan yihiin Gobolka Hiiraan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts