HomeWararMagaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka oo Maanta siweyn looga Ciiddayo

Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka oo Maanta siweyn looga Ciiddayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah si isku mid ah waxaa uga socda dabaaldegyo loo sameynayo munaasabada maalinta 1aad ee Ciidul Fitriga, ka dib markii ay dhamaatay bishii barakeysneyd ee Ramadaan oo shalay ku ekeyd. Dadweyne fara badan ayaa saaka u dareeray masaajidada Magaalada Muqdisho iyo goobo kale, halkaasoo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah si isku mid ah waxaa uga socda dabaaldegyo loo sameynayo munaasabada maalinta 1aad ee Ciidul Fitriga, ka dib markii ay dhamaatay bishii barakeysneyd ee Ramadaan oo shalay ku ekeyd.

Dadweyne fara badan ayaa saaka u dareeray masaajidada Magaalada Muqdisho iyo goobo kale, halkaasoo ay ku soo tukadeen salaadii Ciiddul fitriga, iyagoo intooda badan ku lebisnaa dhar aad u qurux badan oo ay ugu talo galeen Munaasabada Ciidda.

- Advertisement -

Waddooyinka waaweyn ee Caasimadda ayaa waxaa lagu arkayaa  kumannaan dadweyne oo isugu jira dhallinyaro, Carruur, Haween iyo Odayaal da’ ah, kuwaasi oo siweyn Maanta u Ciidaya, isla markaana isku marxabeynaya Ereyo ay ka mid yihiin ciid wanaagsan.

Caruurta oo si gaar ah ugu dhex muuqatay dadka ayaa la arkayaa iyagoo wadooyinka ordaya oo ku lebisan dhar kala jaad ah oo qurux badan, isla markaana ku ciyaaraya waxyaabo kala gedisan oo dhawaaqaya sida Bastoolado, Firimbiyo iyo qalab kale oo loogu talo galay iney caruurtu ku ciyaarayaan.

Ciidda sanadkaan 2022 ayaa noqotay mid la isku raacay oo guud ahaan Soomaaliya laga wada Ciiddayo, iyadoo Ciiddaha qaar laga kala Ciiddi jiray laba maalin, balse sanadkaan ayaa dadka kunool Caasimadda iyo Gobolada dalka ay u Ciiddayaan si isku mid ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts