HomeWararGuddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay ku-xigeenka Wakiilka QM

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay ku-xigeenka Wakiilka QM

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay ku-xigeenka wakiilka Xoghayaha Guud ee (QM) ee Soomaaliya marwo Anita Kiki Gbeho. Kulankaan dhexmaray Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Anita Kiki Gbeho ayaa waxaa uu ahaa mid isugu jiray Hambalyo iyo is xog-wareysi  ku aadan xaaladda dalka . Anita […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay ku-xigeenka wakiilka Xoghayaha Guud ee (QM) ee Soomaaliya marwo Anita Kiki Gbeho.

Kulankaan dhexmaray Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Anita Kiki Gbeho ayaa waxaa uu ahaa mid isugu jiray Hambalyo iyo is xog-wareysi  ku aadan xaaladda dalka .

- Advertisement -

Anita Kiki Gbeho ayaa Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka la wadaagtay dhambaal casuummaad ah oo ay ka sidday Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+.

Sidoo kale Anita Kiki ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu hambalyaysay xilka loo doortay Guddoonka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts