HomeWararDowladda Somalia oo shaqaalaheeda u fasaxday laba Munaasabad oo midi weyn tahay

Dowladda Somalia oo shaqaalaheeda u fasaxday laba Munaasabad oo midi weyn tahay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa ku dhawaaqday in la fasaxay shaqaalaha dowladda Federaalka iyo kuwa aan dawliga ahayn. Qoraal kasoo baxay  Xafiiska Sii-hayaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada ayaa waxaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda iyo kuwa aan dawliga ahayn loo fsaxay munaasabadaha 1-da bisha  May  oo sannad walba […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa ku dhawaaqday in la fasaxay shaqaalaha dowladda Federaalka iyo kuwa aan dawliga ahayn.

Qoraal kasoo baxay  Xafiiska Sii-hayaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada ayaa waxaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda iyo kuwa aan dawliga ahayn loo fsaxay munaasabadaha 1-da bisha  May  oo sannad walba la xuso maalinta Shaqaalaha Adduunka iyo munaasabadaha Ciidul Fidriga.

- Advertisement -

Shaqaalaha ayaa waxaa lagu Wargeliyay inay fasax yihii laga bilaabo 1-da bisha May oo ku beegan maalinta berri oo Axad ah illaa maalinta talaadada ee todobaadkaan oo ay taariikhda noqoneyso 3-ka bisha May 2022.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u rajeysay dhammaan Shaqaalaha dowladda Federaalka inay qoysaskooda kula qaataan maalmaha fasaxa nabad iyo farxad.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sanad kasta marka laga gaaro Ciiddaha Muslimiinta iyo maalmaha xusaska ee Soomaaliya fasaxda shaqaalaha dowladda iyo kuwa aan dawliga ahayn.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Shaqada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts