HomeWararHaweenaydii ugu horraysay oo ku guulaysatay guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha...

Haweenaydii ugu horraysay oo ku guulaysatay guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa ku guulaysatay guddoomiye ku xigeenka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Sacdiya Yaasiin oo ay wareegga saddexaad ku tartameen xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caana-nuuga ayaa heshay 137 cod halka xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caana-nuug oo helay 107 cod. Dhanka kale guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacab ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa ku guulaysatay guddoomiye ku xigeenka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaan Sacdiya Yaasiin oo ay wareegga saddexaad ku tartameen xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caana-nuuga ayaa heshay 137 cod halka xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caana-nuug oo helay 107 cod.

- Advertisement -

Dhanka kale guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacab ayaa waxaa ku guulaystay xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow oo helay 146 cod halka Mahad Cabdalla Cawad uu helay 95 cod.

Labad guddoomiye ee la doortay ayaa lagu dhaariyey isla goobta.

Sidaas waxaa ku soo idlaaday doorashadii guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa ku xigeenka oo xalay iyo caawa lagu kala doortay teendhada Afisyoni.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts