- Advertisement -
- Advertisement -
Xillibaan Cabdulaahi Cumar Abshirow ayaa ku guuleystay kursiga Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha shacabka BJFS waxaana uu helay Codad gaaraya 146 .
Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay Natiijada doorashada
