HomeWararDowladda Somalia oo Maanta Deeq Gargaar ah kala wareegtay Imaaraadka Carabta

Dowladda Somalia oo Maanta Deeq Gargaar ah kala wareegtay Imaaraadka Carabta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah Deeq Gargaar ah kala wareegtay Dowladda Imaaraadka Carabta, taasi oo afar diyaaradood lagu keenay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Xukuumadda Federaalka Axmed Abuukar Axmed ayaa Garoonka Aadan Cadde, Dowladda Imaaraadka Carabta ugala wareegay 26-Kunteenar oo ay ku jiraan noocyada kala duwan ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah Deeq Gargaar ah kala wareegtay Dowladda Imaaraadka Carabta, taasi oo afar diyaaradood lagu keenay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Xukuumadda Federaalka Axmed Abuukar Axmed ayaa Garoonka Aadan Cadde, Dowladda Imaaraadka Carabta ugala wareegay 26-Kunteenar oo ay ku jiraan noocyada kala duwan ee raashiinka.

- Advertisement -

Agaasime Axmed Abuukar Axmed ayaa uga mahadceliyay Imaaraadka Carabta Deeqan Gargaarka aheyd ee Maanta soo gaarsiiyeen dowladda Federaalka, wuxuuna tilmaamay in la Deeqda ka gaarsiin doono dadka ay abaarta saameeysay.

Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Safaaradda Imaaraadka ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda la wareegidda mucaawinadaasi, oo loogu tala-galay in la gaarsiiyo dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira Gobolada dalka.

Waa Deeqdii shannaad oo ay dalka soo gaarsiiyaan Dowladda Imaaraadka Carabta, iyagoona horey Imaaraadka u keenay Muqdisho Deeq Gargaar ah oo loogu tala-galay in la gaarsiiyo dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira Gobolada dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts