HomeCaalamkaCiidamo Ruush ah oo dalka Ukraine lagu sumeeyay

Ciidamo Ruush ah oo dalka Ukraine lagu sumeeyay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Labo askari oo ka tirsan ciidamada Ruushka ee Ukraine ku sugan ayaa dhintay kadib markii dadka reer Ukraine qaarkood ay sun ugu dareen rooti ay cuni lahaayeen sida laga soo xigtay wasaaradda difaacca Ukraine. Arrintan ayaa ka dhacday gobolka Kharkiv , waxayna saamaysay guutada buntukhleyda 3-aad ee Ruushka. Sidoo kale wasaaradda waxa ay sheegtay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labo askari oo ka tirsan ciidamada Ruushka ee Ukraine ku sugan ayaa dhintay kadib markii dadka reer Ukraine qaarkood ay sun ugu dareen rooti ay cuni lahaayeen sida laga soo xigtay wasaaradda difaacca Ukraine.

Arrintan ayaa ka dhacday gobolka Kharkiv , waxayna saamaysay guutada buntukhleyda 3-aad ee Ruushka.

- Advertisement -

Sidoo kale wasaaradda waxa ay sheegtay in 500 askarta Ruushka ah la dhigay isbitaalka kadib markii ay ku sumoobeen qamri ay cabbeen.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts