HomeWararFaah faahin: Iska horimaad ka dhacay duleedka Boorama iyo Taliye ku dhaawacmay

Faah faahin: Iska horimaad ka dhacay duleedka Boorama iyo Taliye ku dhaawacmay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino ayaa laga helayaa iska horimaad barqanimadii Maanta Ciidamo ka tirsan Booliska Somaliland iyo rag hubeysan ku dhexmaray duleedka Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ee Somaliland… Iska horimaadka ayaa waxaa uu si gaar ah uga dhacay goob laga qodo dahabka oo ku taalla duleedka Magaalada Boorama, waxaana la sheegay in Ciidanka Booliska ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino ayaa laga helayaa iska horimaad barqanimadii Maanta Ciidamo ka tirsan Booliska Somaliland iyo rag hubeysan ku dhexmaray duleedka Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ee Somaliland…

Iska horimaadka ayaa waxaa uu si gaar ah uga dhacay goob laga qodo dahabka oo ku taalla duleedka Magaalada Boorama, waxaana la sheegay in Ciidanka Booliska ay rasaas ku fureen rag hubeysan oo halkaas joogay.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in iska horimaadka uu ka dhashay khasaaro dhaawacyo ah, isla markaana waxaa ku dhaawacmay Taliye ku-xigeenka qeybta Booliska ee Gobolka Awdal iyo Askar kale oo la socotay.

Saraakiisha Booliska Somaliland ayaan weli ka hadlay dagaalka ka dhacay duleedka Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ee Somaliland, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan inay jirto xiisad u dhexeeysa ragga hubeysan iyo Ciidanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts