HomeWararGuddoomiye ku xigeenkii Guddiga doorashada Puntland oo is Casilay

Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga doorashada Puntland oo is Casilay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Gudoomiye ku xigeenka Gudiga Maamulka doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee  Puntland Caynaanshe Yusuf Xuseen ayaa Iska casilay xilkii uu ka hayay guddigaasi. Warqad uu soo saaray ayuu ku shaaciyay in uu xilkii isaga tagay, isagoo sheegay in sababta ugu weyn ee uu xilka uga tagay ay tahay arrimo shakhsi ah oo isaga u gaar ah, […]

- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka Gudiga Maamulka doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee  Puntland Caynaanshe Yusuf Xuseen ayaa Iska casilay xilkii uu ka hayay guddigaasi.

Warqad uu soo saaray ayuu ku shaaciyay in uu xilkii isaga tagay, isagoo sheegay in sababta ugu weyn ee uu xilka uga tagay ay tahay arrimo shakhsi ah oo isaga u gaar ah, mana uusan bixin faah faahin kale oo intaa ka dheeraad ah.

- Advertisement -

Waxaa uu u mahadceliyay dhammaan xubnaha ay isla soo shaqeeyeen, waxaana uu intaa kud aray in sidoo kale uu iska casilay Xubinimadii Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland.

Hoos ka akhriso Warqadda is casilaadda

Latest stories