HomeCaalamkaDagaalkii ugu Cuslaa oo hadda ka socda Caasimadda Ukraine ee Kiev

Dagaalkii ugu Cuslaa oo hadda ka socda Caasimadda Ukraine ee Kiev

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dagaal ayaa ka qarxay waddooyinka Magaalada Caasimadda ah ee Kiev, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Ukraine ee Interfax. “Dagaalka ayaa haatan ka socdaa waddooyinka caasimadda” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay dowladda. Waxay dowladda shacabka ugu baaqday inay raadsadaan goobo gabbaad ah isla markaana aysan u dhawaan daaqadaha guryaha ama inay bannaanka usoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal ayaa ka qarxay waddooyinka Magaalada Caasimadda ah ee Kiev, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Ukraine ee Interfax.

“Dagaalka ayaa haatan ka socdaa waddooyinka caasimadda” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay dowladda. Waxay dowladda shacabka ugu baaqday inay raadsadaan goobo gabbaad ah isla markaana aysan u dhawaan daaqadaha guryaha ama inay bannaanka usoo baxaan.

- Advertisement -

Sidoo kale wararka waxay sheegayaan in dagaal xooggan uu ka socdo gudaha iyo hareeraha magaalada caasimadda ah ee Kiev.

Dhinaca kale Qaraxyo dhowr ah ayaa hadda laga maqlay magaalada Kyiv, halkaasoo ay hadda ka socdaan duqeymo xooggan. Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in 18,000 oo qoryaha daran dooriga u dhaca loo qaybiyay mutadawiciin doonaya in ay duullaanka Ruushka.

Muuqaalo laga soo duubay duqeymaha maanta ayaa muujinayay gaadiidka gaashaaman oo ku sii siqaya degmooyinka waqooyi ee magaalada. Dalalka Midowga Yurub ayaa cunaqabatayn ku soo rogay Vladimir Putin iyo wasiirka arrimaha dibadda Sergei Lavrov.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts