HomeCaalamkaTirada Askarta Ruushka kaga dhimatay Dagaalka ka socda Ukraine oo la shaaciyey

Tirada Askarta Ruushka kaga dhimatay Dagaalka ka socda Ukraine oo la shaaciyey

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Xoghayaha Gaashandhigga Dowladda Ingiriisja ayaa sheegay dagaalka Ukraine inay Ruushka kaga dhinteen 450 askari.

Bell Wallance oo u warramayey idaacadda Radio 4 wuxuu sheegay ciidamada Ruushka in dagalkaasi looga dilay ay ku ogaadeen xog sirdoon oo ay heleen.

- Advertisement -

“Ruushka wuu fashilmay maxaa yeelay Putin wuxuu iisu haystay xoreeye balse rabitaankiisa uma rumoobin.” Wuxuuna intaa ku daray ciidamada Ruushka iney ku hungoobeen qabsashada gigada diyaaradaha ku yaalla Waqooyiga Kyiv.

Dhinaca kale Sarkaal waaxda difaaca Mareykanka ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay lumiyeen habkii ay ku socdeen ee howlgalkooda ku aaddan qabsashada dalka Ukraine.

Sida ay tebisay Wakaaladda Wararka ee Reuters, sarkaalkan sheegay in aysan jirin wax xarun dadweyne ah oo laga qabsaday Ukraine ilaa hadda, balse qaar ka mid ah gantaallada Ruushka ay saameyn gaarsiiyeen meelo ay dad rayid ah dagganaayeen.

Latest stories