HomeCaalamkaMareykanka oo wacad ku maray inuu difaacayo Ukraine oo ay ku socdaan...

Mareykanka oo wacad ku maray inuu difaacayo Ukraine oo ay ku socdaan weeraro

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu isku dayi doono in uu afgambiyo dowladda Ukraine. Wareysi uu siiyay telefishinka Mareykanka ee ABC, ayuu Blinken ku sheegay in ay “qeyb ka tahay qorshaha Ruushka” ee lagu weerarayo caasimadda Kyiv iyo magaalooyinka kale ee waaweyn ee Ukraine, iyadoo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu isku dayi doono in uu afgambiyo dowladda Ukraine.

Wareysi uu siiyay telefishinka Mareykanka ee ABC, ayuu Blinken ku sheegay in ay “qeyb ka tahay qorshaha Ruushka” ee lagu weerarayo caasimadda Kyiv iyo magaalooyinka kale ee waaweyn ee Ukraine, iyadoo ay barbar socdaan weerarro dhinacyo badan leh oo ka socda dalkaas oo ka imaanaya waqooyiga, bariga iyo xuduudaha koonfurta.

- Advertisement -

Mr Blinken ayaa sheegay sida ay uga go’an tahay Mareykanka inay difaacaan xulafadooda Nato, isagoo ka digay in weerarka lagu qaado dal ka mid ah Nato uu la mid yahay weerar lagu qaaday dhammaan xubnaha gaashaan buurta Nato.

Mr Blinken ayaa sidoo kale ku celiyay mowqifka madaxweynaha Mareykanka Joe Biden in suurtagalnimada in la ballaariyo cunaqabateynta Mareykanka ee si toos ah loo beegsado Mr Putin ay weli ” miiska saaran tahay “, haddii xaaladdu ay sii xumaato.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts