HomeCaalamkaDEG DEG: Madaxweynaha Ukraine oo Dowladda Ruushka ka dalbaday xabbad joojin

DEG DEG: Madaxweynaha Ukraine oo Dowladda Ruushka ka dalbaday xabbad joojin

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hoggaamiyaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo farriin muuqaal ah la wadaagay labada shacab ee Ukraine iyo Ruushka ayaa Ruushka ka codsaday inuu xabbad joojin sameeyo. “Ruushka waa inuu hadda iyo hadhoowba nagala hadlaa sidi loo joojin lahaa duullaanka uu soo qaaday,” ayuu yiri Hoggaamiyaha Ukraine Volodymyr Zelensky “Wadahadal degdeg ku billowdana wuxuu noqonayaa mid yareeyo qasaaraha […]

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo farriin muuqaal ah la wadaagay labada shacab ee Ukraine iyo Ruushka ayaa Ruushka ka codsaday inuu xabbad joojin sameeyo.

“Ruushka waa inuu hadda iyo hadhoowba nagala hadlaa sidi loo joojin lahaa duullaanka uu soo qaaday,” ayuu yiri Hoggaamiyaha Ukraine Volodymyr Zelensky

- Advertisement -

“Wadahadal degdeg ku billowdana wuxuu noqonayaa mid yareeyo qasaaraha Ruushka soo gaari lahaa.”

Wuxuuna intaa ku daray “Ilaa weerarrada Ruushka ay ka joogsanayan iney iyagu dalkooda difaacanayaan.”

Madaxweyne Volodmyr wuxuu sheegay xalay inuu Ruushka sii kordhiyey duqeymaha caasimadda uu ku hayo.

- Advertisement -

Isaga oo sheegay inu diyaar u ahayn inuu caasimadda uu ka tago isaga oo og inuu yahay bartilmaameedka koobaad ee Ruushka.

Latest stories