HomeWararGuddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada 7 kursi

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada 7 kursi

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddiga Maamulka doorashada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ee SEIT ayaa Shaaciyay  jadwalka doorashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Guddiga ayaa shedegay in maalinimada berry ah ay si toos ah u guda gali doonaan, tababarka iyo diiwaan galinta xunbaha soo xulista Ergooyinka, waxaana sidoo kale xigi […]

- Advertisement -

Guddiga Maamulka doorashada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ee SEIT ayaa Shaaciyay  jadwalka doorashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Guddiga ayaa shedegay in maalinimada berry ah ay si toos ah u guda gali doonaan, tababarka iyo diiwaan galinta xunbaha soo xulista Ergooyinka, waxaana sidoo kale xigi doonta soo gudbinta Ergada.

- Advertisement -

 

 

Latest stories