HomeWararWasiir ka tirsan maamulka Galmudug oo is Casilay

Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug oo is Casilay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiir ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa goordhweyd ku dhawaaqay in uu iska casilay Xilkii uu ka hayay maamulkaasi, isagoo sheegay in uu u gudbiyay Madaxweynaha Galmudug warqadda Is casilaadda. C/naasir Geelle oo ah  Wasiirka Qorsheynta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaan faah faahin ka bixin sababta rasmiga ah ee uu isku casilay, waxaana uu intaas ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiir ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa goordhweyd ku dhawaaqay in uu iska casilay Xilkii uu ka hayay maamulkaasi, isagoo sheegay in uu u gudbiyay Madaxweynaha Galmudug warqadda Is casilaadda.

C/naasir Geelle oo ah  Wasiirka Qorsheynta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaan faah faahin ka bixin sababta rasmiga ah ee uu isku casilay, waxaana uu intaas ku daray in uu dib kasoo faah faahin doono.

- Advertisement -

Waxaa uu noqonaya Wasiirkii labaad ee iska casila Galmudug, waxaa horay sanadkii hore is casilay Wasiirkii Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi.

Hoos ka akhriso Qoraalka uu soo saaray Wasiirku

“Waxaan maanta u gudbiyay Madaxweynaha Galmudug warqadii aan iskaga casilay xilkii Wasiirka   Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee Galmudug.

- Advertisement -

Waxaan gadaal kasoo faahfaahin doona sababta keentay iscasilaadeyda oo aan ku faahfaahin doono shir jaraaid.

Waxaan si guud ugu mahadcelinayaa dhamaan heyadaha Dowladda Galmudug iyo shacabkeeda. Sidoo kale waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa howl wadeenada Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalmiga sida hagar la’aanta eey iila shaqeeyeen.”

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts