HomeCaalamkaMidowga Africa oo hakiyey dood ku saabsaneyd  Israa’iil

Midowga Africa oo hakiyey dood ku saabsaneyd  Israa’iil

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Maalintii xiritaanka ee shir madaxeedkan oo ka dhacey caasimadda Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa u qeyb sanaha guddoomiyaha Midowga Africa dhanka arrimaha siyaasadda, nabadda iyo ammaanka, Bankole Adeoye, wuxuu sheegay in hoggaamiye kasta oo African ah oo ku jira golaha, uu si aan gabasho laheyn u cambaareeyey isbadal kasta oo ku yimaado hab ka […]

- Advertisement -

Maalintii xiritaanka ee shir madaxeedkan oo ka dhacey caasimadda Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa u qeyb sanaha guddoomiyaha Midowga Africa dhanka arrimaha siyaasadda, nabadda iyo ammaanka, Bankole Adeoye, wuxuu sheegay in hoggaamiye kasta oo African ah oo ku jira golaha, uu si aan gabasho laheyn u cambaareeyey isbadal kasta oo ku yimaado hab ka baxsan dastuurka.

Midowga Afrika ayaa sidoo kale hakiyey dood ku saabsaneyd in Israa’iil lagala noqdo aqoonsiga, iyadoo uu ururku ka fogaadey haddii cod loo qaado mar kale, iney khilaaf ka dhex abuuri karto ururka.

- Advertisement -

Sanadkii hore, guddoomiyaha Midowga Africa, Mousa FakiMahamat, ayaa aqbaley kusoo biirista Israel ee ururka, iyadoo noqotey xubinta 55-aad.

Tallaabadaas ayaa si weyn waxaa ugga soo horjeestay Falastiiniyiinta, iyo dalal dhawr ah oo ay ku jiraan Algeria, iyo Koonfur Afrika.

Latest stories