HomeWararMadaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo Baaq u diray Beesha Caalamka

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo Baaq u diray Beesha Caalamka

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magaalada Muqdishu kula la qaatay Danjiraha dowladda Ingiriiska iyo Danjire xigeenka dowladda Mareykanka ee fadhigoodu yahay Caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha iyo diblomaasiyaantaan ayaa ka wada hadlay xaaladihii u danbeeyay ee abaaraha baaxadda leh ee saameeyay guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaanna xaaladaha Bini’aadanimo ee ka dhashay saameynta abaaruhu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magaalada Muqdishu kula la qaatay Danjiraha dowladda Ingiriiska iyo Danjire xigeenka dowladda Mareykanka ee fadhigoodu yahay Caasimadda Muqdisho.

Madaxweynaha iyo diblomaasiyaantaan ayaa ka wada hadlay xaaladihii u danbeeyay ee abaaraha baaxadda leh ee saameeyay guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaanna xaaladaha Bini’aadanimo ee ka dhashay saameynta abaaruhu u geysteen dadka iyo deegaanka Galmudug.

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa baaq u gudbiyay guud ahaan Beesha Caalamka, kaas oo ku saabsan sidii wax looga qaban lahaa Abaaraha saameeynta ku yeeshay qoysas farabadan oo danyar ah.

Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka jira abaaro baahsan iyo biyo la’aan, iyadoona ay Abaarta darteed u geeriyoodeen dhowr qof oo kamid ahaa dadka deegaanka Goboladaas.

Latest stories