HomeWararMaxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliland oo dil toogasho ah ku xukuntay Askari dil...

Maxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliland oo dil toogasho ah ku xukuntay Askari dil gaystay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Maxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa saaka Dil toogasho ah ku xukuntay Askari ka tirsan Ciidamadeeda, kaasi oo horay dil u dilay Sarkaal ka tirsanaa Cidamda Millateriga Somaliland. Maxkamadda Alifle-Maxamed Axmed Cabdillaahi ku xunkuntay dil toogasho ah, kadib markii ay ku caddaatay sida  maxkamaddu sheegtay Gaashaanle dhexe Cabdirisaaq Dalmar. Marxuumka horay dilka loogu gaystay ayaa   ahaa […]

- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa saaka Dil toogasho ah ku xukuntay Askari ka tirsan Ciidamadeeda, kaasi oo horay dil u dilay Sarkaal ka tirsanaa Cidamda Millateriga Somaliland.

Maxkamadda Alifle-Maxamed Axmed Cabdillaahi ku xunkuntay dil toogasho ah, kadib markii ay ku caddaatay sida  maxkamaddu sheegtay Gaashaanle dhexe Cabdirisaaq Dalmar.

- Advertisement -

Marxuumka horay dilka loogu gaystay ayaa   ahaa Taliyihii Guutada Gamadiid ee Xerada Ciidamada  Goroyo-cawl ee Somaliland.

 

Latest stories