HomeWararGuddiyada Doorashooyinka oo laga dhageystay warbixin ku aaddan Hufnaanta doorashada

Guddiyada Doorashooyinka oo laga dhageystay warbixin ku aaddan Hufnaanta doorashada

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Guddiga Doorashada Galmudug ee heer Dowlad Goboleed oo ay wehliyaan guddiga doorashada Heer Federaal ayaa  kulan la yeeshay Guddiga Hufnaanta iyo ilaalinta Habraaca Doorashoyinka ee ururada Bulshada rayadka . Xubnaha Guddiga Hufnaanta iyo ilaalinta Habraaca Doorashoyinka ee ururada Bulshada rayadka  ayaa u jeedkoodu yahay arrimo ku aaddan doorashooyinka dalka, waxaana Xafiiskooda kusoo dhaweeyay Guddiga Doorashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Doorashada Galmudug ee heer Dowlad Goboleed oo ay wehliyaan guddiga doorashada Heer Federaal ayaa  kulan la yeeshay Guddiga Hufnaanta iyo ilaalinta Habraaca Doorashoyinka ee ururada Bulshada rayadka .

Xubnaha Guddiga Hufnaanta iyo ilaalinta Habraaca Doorashoyinka ee ururada Bulshada rayadka  ayaa u jeedkoodu yahay arrimo ku aaddan doorashooyinka dalka, waxaana Xafiiskooda kusoo dhaweeyay Guddiga Doorashada Galmudug ee heer Dowlad Goboleed oo ay wehliyaan guddiga doorashada Heer Federaal.

- Advertisement -

Guddiga hufnaanta iyo Ilaalinta oo socdaal ku maraya dhammaan dawlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa xog wareysi la yeelan doono Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed.

Doorashada Golaha shacabka ayaa si habsami leh kaga socota Magaalooyinka dowlad Goboleedyada dalka, waxaana dhammaan si toos ah uga bilaabatay doorashada kuraasta Golaha shacabka ee Baarlaanka 11aad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts