HomeWararTaaliban oo magan galyo siiyay Haweeney uur leh  oo loo diiday dalkeeda

Taaliban oo magan galyo siiyay Haweeney uur leh  oo loo diiday dalkeeda

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Haweeyney wariye ah oo uur leh oo kasoo jeeda dalka New Zealand, ayaa loo diidey iney gasho dalkeeda, sababo la xiriira xayiraadaha cudurka safmarka ee Covid-19. Charlotte Bellis, ayaa ogaatey in iyada iyo lamaanaheeda in dhawaan uu u dhalan doono ilmo yar, iyagoo markaa kusugan dalka Qadar. Waa sharci darro in haweeney ay uur qaaddo […]

- Advertisement -

Haweeyney wariye ah oo uur leh oo kasoo jeeda dalka New Zealand, ayaa loo diidey iney gasho dalkeeda, sababo la xiriira xayiraadaha cudurka safmarka ee Covid-19.

Charlotte Bellis, ayaa ogaatey in iyada iyo lamaanaheeda in dhawaan uu u dhalan doono ilmo yar, iyagoo markaa kusugan dalka Qadar.

- Advertisement -

Waa sharci darro in haweeney ay uur qaaddo dalka Qadar, iyadoo aaney aheyn xaas la qabo, markaa kaidb, waxey xareeyeen dal ku gal ay ugu amba baxaan dalka New Zealand.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa loo sheegay inaaney dalka soo gali Karin sababo la xiriira xanibaadda cudurka safmarka ee Covid19, taasoo xadidaysa isaga kala talaabista xuduudaha.

Bellis ayaa kal hore kasoo shaqeysay dalka Afghanistan, waxeyna wali heysatey dal ku gal aanan dhicin, sidaa daraadeed waxey ka codsadey Taliban iney Afghanistan timaado, iyagoo si farxad leh ugu soo jawaabey iney iman karto dalkooda.

- Advertisement -

Haweeneydan wariyaha ah, ayaa sanadkii hore su’aal galisay hoggaamiyeyaasha kooxdani iyo dagaal yahanadooda sida ay ula dhaqmi doonaan haweenka iyo gabdhaha, iyadoo xaaladda ku macneysay mid isku dhex yaacsan.

Latest stories