HomeWararDoorashada kuraas hor leh oo Maanta lagu qabanayo Magaalada Garoowe

Doorashada kuraas hor leh oo Maanta lagu qabanayo Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Doorashada afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka ayaa Maanta lagu qabanayaa Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ahna Caasimadda Puntland. Guddiga doorashada Puntland ayaa shahaado siiyay Musharaxiin ay u diiwaan-geliyeen tartanka kuraasta doorashadoodu Maanta ka dhaceyso xerada 54-aad ee Garoowe, taasi oo saacadaha soo socda si toos ah u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Doorashada afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka ayaa Maanta lagu qabanayaa Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ahna Caasimadda Puntland.

Guddiga doorashada Puntland ayaa shahaado siiyay Musharaxiin ay u diiwaan-geliyeen tartanka kuraasta doorashadoodu Maanta ka dhaceyso xerada 54-aad ee Garoowe, taasi oo saacadaha soo socda si toos ah u bilaabaneysa.

- Advertisement -

Kursiga tirsigiisu yahay HOP232 ayaa waxaa ku tartamaya Musharaxiinta Farwosa Cismaan Cigaal iyo Saciido Faarax Warsame, halka kursiga HOP128 oo ay isku soo sharaxeen Maxamed Faarax Cali iyo Maxamed Cabdiraxmaan Axmed Xayle.

Waxaa kaloo kursiga HOP223 isku soo sharaxay oo ku tartamaya laba Musharax oo kala ah Xirsi Jaamac Gaani iyo Saciid Maxamed Warsame, iyada oo kursiga HOP#144 ku loolami doonaan Caasha Axmed Maxamed iyo Cabdiqafaar Cilmi Xaange.

Maalmo kahor ayey aheyd markii doorashada kuraasta ugu horreeysay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka lagu qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts