HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay wafdi ka socday Hay'adda Socdaalka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada dowladda Federaalka oo uu hoggaaminaayay Agaasimaha guud Hay’adda Socdaalka Cabduqaadir Cilmi Cali. Wafdigaan ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Shaati Guduud kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, iyagoona Magaalada Baydhabo u tegay Arrimo la xiriira […]

- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada dowladda Federaalka oo uu hoggaaminaayay Agaasimaha guud Hay’adda Socdaalka Cabduqaadir Cilmi Cali.

Wafdigaan ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Shaati Guduud kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, iyagoona Magaalada Baydhabo u tegay Arrimo la xiriira Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku-meel gaarka u ah Maamulka kulan kula qaatay wafdiga uu hoggaaminayay Agaasimaha guud Hay’adda Socdaalka Cabduqaadir Cilmi Cali.

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa Agaasime Cabduqaadir Cilmi iyo wafdigiisa kala hadlay dardar-gelinta howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada dowladda Federaalka iyo sidii adeegyada Bulshada deegaanada Maamulka loogu dhammeyri lahaa.

Kulanka ayaa waxaa sido kale ka qeybgalay Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Maxamuud Maxamed Kheyr , Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Cabdifatax Mahad iyo Agaasimaha Hay’adda Laanta Socdaalka iyo Jinsiyada Qeybta Koonfur Galbeed Cumar Xaaji Ibraahim.

Latest stories