HomeWararGuddiga doorashada Galmudug oo shaaciyay guddiga soo xulista afar ka mid ah...

Guddiga doorashada Galmudug oo shaaciyay guddiga soo xulista afar ka mid ah kuraasta G/Shacabka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay guddiga soo xulista afar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaasoo isugu jira Nabadoonada iyo Ururada Bulshada Rayidka. Afarta kursi ayaa waxaa mid ka mid ah ku tartamaya Haween kaliya, iyadoo doorashada la qabanayo todobaadkan dhammaadkiisa, sida ay shaaciyeen Guddigu. Waxaana wali socda dardar galinta arrimaha doorashooyinka, iyadoo magaaklooyinka waa […]

- Advertisement -

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay guddiga soo xulista afar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaasoo isugu jira Nabadoonada iyo Ururada Bulshada Rayidka.

Afarta kursi ayaa waxaa mid ka mid ah ku tartamaya Haween kaliya, iyadoo doorashada la qabanayo todobaadkan dhammaadkiisa, sida ay shaaciyeen Guddigu.

- Advertisement -

Waxaana wali socda dardar galinta arrimaha doorashooyinka, iyadoo magaaklooyinka waa weyn ee dowlad Goboleedyada dalka, ay ka socdaan doorashooyinka golaha shacabka.

Latest stories