HomeWararAxmed madoobe “falkii lagu dhiibay Qalbidhagax waxaa uu  ahaa mid ceeb ku...

Axmed madoobe “falkii lagu dhiibay Qalbidhagax waxaa uu  ahaa mid ceeb ku ah qaranimada”

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha maamul-goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhoweeyay go’aankii golaha wasiirrada dowladda federaalka Soomaaliya ay maanta ku laaleen go’aan 2017-kii ay gaareen golihii wasiirrada ee ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre. Qoraal uu soo dhigay barta Facebook ayuu ku yiri: “Waxaan soo dhawaynayaa go’aanka wanaagsan ee ay maanta Xukuumada Ra’iisul Wasaare Maxamed […]

- Advertisement -

Madaxweynaha maamul-goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhoweeyay go’aankii golaha wasiirrada dowladda federaalka Soomaaliya ay maanta ku laaleen go’aan 2017-kii ay gaareen golihii wasiirrada ee ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre.

Qoraal uu soo dhigay barta Facebook ayuu ku yiri: “Waxaan soo dhawaynayaa go’aanka wanaagsan ee ay maanta Xukuumada Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku saxday qaladkii taariikhiga ahaa ee ay hore DFS ugu aqoonsatay ururka ONLF inuu yahay urur argagixis,”.

- Advertisement -

Axmed Madoobe ayaa Sidoo kale u mahad celiyay golaha wasiirrada: “Waxaan u mahad celinayaa Golaha Wasiirada ee Federaalka garwaaqsiga ay garwaaqsadeen in falkii lagu dhiibay muwaadin Cabdikariim Sheikh Muuse(Qalbidhagax) ahaa fal qalad ah, ceebna ku ahaa qaranimada iyo sharafta umadda Soomaaliyeed.”

Latest stories