HomeWararXasan Sheikh “In ONLF argagixiso lagu summadeeyo waxay muujineysaa madaxbannaani la’aan”

Xasan Sheikh “In ONLF argagixiso lagu summadeeyo waxay muujineysaa madaxbannaani la’aan”

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa ka laabashadii maanta ay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya kaga laabteen go’aankii gurracnaa ee horey ONLF loogu summadeeyay urur argagaxiso. Waxaana uu sheegay Xasan Sheikh  in ay Soomaaliya kusoo celineyso waddadadii toosnayd ee diblomaasiyadda dhex dhexaadka ah, isagoo xusay in ONLF argagixiso lagu summadeeyo ay muujineysay madaxbannaani la’aanta siyaasaddeena arrimaha […]

- Advertisement -

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa ka laabashadii maanta ay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya kaga laabteen go’aankii gurracnaa ee horey ONLF loogu summadeeyay urur argagaxiso.

Waxaana uu sheegay Xasan Sheikh  in ay Soomaaliya kusoo celineyso waddadadii toosnayd ee diblomaasiyadda dhex dhexaadka ah, isagoo xusay in ONLF argagixiso lagu summadeeyo ay muujineysay madaxbannaani la’aanta siyaasaddeena arrimaha dibadda muddooyinkii dambe.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble iyo Golehiisa Xukuumadda ayuu madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ku bogaadiyay go’aankan taariikhiga ah ee ay maanta gaareen.

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen maanta waxaa ay ku laaleen tallaadii ururka ONLF loogu aqoonsaday Argagixiso.

Sidoo kale Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaali Galbeed Mustafe Cagjar ayaa dhankiisa soo dhaweeayay go’aankii Golaha Fulinta ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ay ku buriyeen go’aan hore oo ururka ONLF loogu aqoonsaday inuu yahay urur argagixiso.

Latest stories