HomeWararQarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Maxamed Ordaaye: Sidee Muwaadin reer Togdheer ah u qabsaday Caalamka isagoo aan hadlin?

Maxamed Ordaaye, oo ah wiil Soomaaliyeed oo ku nool deegaanka Duruqsi,

Hawiye Elders Meet Opposition in Mogadishu as Term-End Crisis Deepens

Opposition politicians and traditional Hawiye elders have convened in Mogadishu for a critical meeting aimed at de-escalating political tensions and forging a consensus on the country's electoral future. The talks come as Somalia faces a potential constitutional crisis with presidential and parliamentary mandates nearing their end.

Guddiga Dastuurka oo soo saaray Amar ku aaddan in Wasiirradu banneeyaan xilalka Baarlamaanka

Guddoomiye Avv. Burhaan Aadan Cumar ayaa soo saaray war-saxaafadeed wasiirrada looga dalbanayo inay banneeyaan xilalka ay ku dhex leeyihiin Baarlamaanka.

Gariirka Siyaasadda Muqdisho: Maxaa looga hadlay shirkii Sheikh Sharif iyo Odayaasha Hawiye

Siyaasiyiinta mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay hoyga Sheikh Sharif Sheikh Ahmed.

Dastuurka Cusub iyo Saameyntiisa: Wasiirradii isku hayay labada xil oo wajahaya xaalad adag

Dowladda Federaalka ayaa soo saartay amar wasiirrada loogu sheegayo inay kala doortaan xilkooda wasiirnimo iyo xubinimada baarlamaanka.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro dhaliyay oo Caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari.

Wararka aynu heleyno ayaa sheegaya in Caawa Bomgacmeed lagu tuuray Koontrool Ciidan oo ku yaalla Boosaaso, waxaana ka dhashay khasaaro sida wararku sheegayaan.

Bomka lagu tuuray koontroolka ayaa waxaa la sheegay in hal qof uu ku dhaawacmay, waxaana wararku intaas ku darayaan in ay macquul tahay in khasaaruhu uu intaa ka badan yahay.

Goobta Qaraxu ka dhacay waxaa gaaray ciidanka ammaanka, kuwaasi oo sameeyay howgallo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay falkaasi, balse lama shaacin ilaa hadda cidda sida rasmiga ah uga dambeysay Qaraxaasi.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories