HomeWararHowlgal lagu soo qabtay Burcad hubeysan oo dhigatay Isbaarooyin oo la fuliyay

Howlgal lagu soo qabtay Burcad hubeysan oo dhigatay Isbaarooyin oo la fuliyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay howlgalo Isbaaro qaadis ah ka sameeyeen inta u dhexeeysa deegaanada lambar-konton iyo Shalanbood ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Howlgalka Ciidamada ay ka fuliyeen deegaanada ayaa waxaa lagu soo qab-qabtay boqolaal burcad hubeysan ah oo Isbaarooyin dhigtay wadada, isla markaana lacago baad ah ka qaadi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay howlgalo Isbaaro qaadis ah ka sameeyeen inta u dhexeeysa deegaanada lambar-konton iyo Shalanbood ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Howlgalka Ciidamada ay ka fuliyeen deegaanada ayaa waxaa lagu soo qab-qabtay boqolaal burcad hubeysan ah oo Isbaarooyin dhigtay wadada, isla markaana lacago baad ah ka qaadi jiray gaadiidleyda, dhacna u geysan jiray dadka shacabka ah.

- Advertisement -

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka lagu qaaday Isbaarooyinka oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in howlgalka lagu qabtay 290 burcad ah oo Jid-gooyooyin dhigtay inta u dhexeeysa deegaanada lambar-konton iyo Shalanbood.

Sidoo kale Saraakiisha ayaa waxaa ay sheegeen inay ku raad-joogaan burcad kale oo ku baxsatay dhul howd ah, kuwaasi oo tilmaameen inay ku daba jiraan Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka, isla markaana gacanta lagu soo dhigi doono.

Qaar kamid ah gaadiidleyda dhibaatada ku qabtay burcada dhigatay Isbaarooyinka ayaa dhankooda sheegay in wadada looga qaadi jiray lacago farabadan, ayna dhibaatooyin ku qabeen burcada, sidoo kalena ay dhac u geysan jireen dadka saaran gaadiidka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts