HomeCaalamkaDhaqaatiirta caafimaadka dalka Sudan oo ka cabanaya Ciidanka ammaanka

Dhaqaatiirta caafimaadka dalka Sudan oo ka cabanaya Ciidanka ammaanka

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dhaqaatiirta caafimaadka ee dalka Sudan ayaa ka dibadbaxaya waxay ku sheegeen weerarro ka dhan ah shaqaalaha caafimaadka tan iyo markii ay dalkaasi ka bilowdeen dibadbaxyada ay dhigayaan dadka ka soo horjeeda xukunka milatariga. Mid ka mid ah dhaqaatiirta magaalada Khartuum oo lagu magacaabo Huda Axmed ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegtay in ciidamada ammaanku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhaqaatiirta caafimaadka ee dalka Sudan ayaa ka dibadbaxaya waxay ku sheegeen weerarro ka dhan ah shaqaalaha caafimaadka tan iyo markii ay dalkaasi ka bilowdeen dibadbaxyada ay dhigayaan dadka ka soo horjeeda xukunka milatariga.

Mid ka mid ah dhaqaatiirta magaalada Khartuum oo lagu magacaabo Huda Axmed ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegtay in ciidamada ammaanku ay suntan dadka ka ilmaysiisa ku fureen Cusbitaallada.

- Advertisement -

In ka badan lixdan qof oo ka mid ah dadka u dhaqaaqa arrimaha bulshada ayaa lagu dilay mudaharaadyada looga so horjeedo afgambigii dalka Sudan ka dhacay bishii Oktoobar ee sanadkii la soo dhaafay .

Dhawaan ayay ahayd markii mas’uuliyiinta dalka Sudan ay ruqsadii kala noqdeen Telefishinka Aljazeera ee lga leeyahay dalka Khadar kaa oo lagu eedeyay in si aan habooneyn u tabiyay bannaabaxyada mucaaradka.

Bishii Nufeember ayaa Khartuum lagu xiray madaxa laanta Al-jazeera ee dalka Sudan iyadoo saddex bari kadibna la sii daayay muddadaas oo aan wax maxkamad ah la soo taagin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts