HomeCaalamkaDuufaan iyo dhul-gariir is wata oo ku dhuftay Jaziiradda dhacda Badda ee...

Duufaan iyo dhul-gariir is wata oo ku dhuftay Jaziiradda dhacda Badda ee Tonga

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Mowjadaha duufaanta iyo dhul gariirka is wata ee Tsunami, ayaa ku dhufatey dalka jaziiradda yar ah ee dhaca badda Pacific-ga ee Tonga.

Waa markii labaad ee uu dhulgariirka ka dhaco badda hoosteeda laba maalmood gudahood jaziiraddani.

- Advertisement -

Dadka deegaanka, ayaa laga dalbadey iney u guuraan goobo uu jooggoodu sarreeyo.

Kal hore ayey Soomaaliya dhibaato kasoo gaartey, iyadoo ku beegneyd sanadkii 2004-tii, markaasoo duufaantani loo baxshey Tsunami, taasoo wax yeeleysay dalal badan, oo ku yaalla Asia.

Latest stories