HomeWararSiciid Deni oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Bari

Siciid Deni oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Bari

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland   ayaa Guddoomiye Cusub u magacaabay Gobolka Bari, kadib xeer Madaxweyne oo kasoo baxay Xafiiskiisa. Deni ayaa Cabdirisaaq Cali Siciid u magacaabay in uu noqdo Guddoomiyaha Cusub ee Gobolkaasi,kaasi oo dhawaan Xaruntiisa Boosaaso ay ka dhaceen dagaallo khasaaro badan dhaliyay. Hoos ka akhriso Magacaabista kasoo baxday Xafiiska Deni Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland   ayaa Guddoomiye Cusub u magacaabay Gobolka Bari, kadib xeer Madaxweyne oo kasoo baxay Xafiiskiisa.

Deni ayaa Cabdirisaaq Cali Siciid u magacaabay in uu noqdo Guddoomiyaha Cusub ee Gobolkaasi,kaasi oo dhawaan Xaruntiisa Boosaaso ay ka dhaceen dagaallo khasaaro badan dhaliyay.

- Advertisement -

Hoos ka akhriso Magacaabista kasoo baxday Xafiiska Deni

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland   Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 001 ee 13-ka January 2022, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Bari.

Madaxweynaha  Puntland

- Advertisement -

Markuu arkay:  Dastuurka  Dowlad Goboleedka Puntland   Qodobkiisa 80aad.

Markuu la tashaday : Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland.

Marku arkay : Tallo soojeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Cabdirisaaq Cali Siciid loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Bari

*Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixa

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts