HomeWararIsimada Puntland oo go’aanno adag kasoo saaray dagaaladii dhawaan ka dhacay Boosaaso

Isimada Puntland oo go’aanno adag kasoo saaray dagaaladii dhawaan ka dhacay Boosaaso

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Isimada Puntland oo maal-mihii ugu dambeeyay ku howlanaa xal u helidda dagaaladii dhawaan ka dhacay magaalada boosaaso ayaa soo saaray  War-saxaafadeed dhinacyo badan taabanaya oo ay kaga hadleen, khilaafaadkii iyo dagaaladii ka dhacay halkaasi. War-saxaafadeedka ay soo saareen Isimada Puntland ayaa lagu go’aamiyay in Hay’ada PSF ay ahaato sideedii hore uuna Agaasime ka ahaado Maxamuud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Isimada Puntland oo maal-mihii ugu dambeeyay ku howlanaa xal u helidda dagaaladii dhawaan ka dhacay magaalada boosaaso ayaa soo saaray  War-saxaafadeed dhinacyo badan taabanaya oo ay kaga hadleen, khilaafaadkii iyo dagaaladii ka dhacay halkaasi.

War-saxaafadeedka ay soo saareen Isimada Puntland ayaa lagu go’aamiyay in Hay’ada PSF ay ahaato sideedii hore uuna Agaasime ka ahaado Maxamuud Cismaan Diyaano, oo ah masuulkii ay xil ka qaadistiisu ka bilaabatay colaaddu.

- Advertisement -

Qodobada kale ee  Isimada Puntland  ay kasoo saaren xaaladda Boosaso ayaa waxaa k mid ah, in dhacdooyinkii iyo dhibaatooyinkii dhacay sharciga loo bandhigo, oo aan la isaga harin, dhibaatooyinkii ay gaysteen laabda dhinac.

Hoos ka akhriso War-Saxaafadeedka

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts