HomeWararXiisad Colaadeed oo Maanta ka taagan degaan ka tirsan Gobolka Sanaag

Xiisad Colaadeed oo Maanta ka taagan degaan ka tirsan Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xiisad Colaadeed oo u dhexeeysa laba maleeshiyo beeleed ayaa Maanta oo Jimco ah waxaa ay ka taagan tahay tuulo lagu magacaabo Ood-la oo hoostagta degaanka Damalla-xagarre ee Gobolka Sanaag. Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee shalay Maleeshiyaad hubeysan ay qabsadeen tuulada Ood-la, iyagoona aasay barkado ku yaallay tuulada, sidoo kalena […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xiisad Colaadeed oo u dhexeeysa laba maleeshiyo beeleed ayaa Maanta oo Jimco ah waxaa ay ka taagan tahay tuulo lagu magacaabo Ood-la oo hoostagta degaanka Damalla-xagarre ee Gobolka Sanaag.

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee shalay Maleeshiyaad hubeysan ay qabsadeen tuulada Ood-la, iyagoona aasay barkado ku yaallay tuulada, sidoo kalena burburiyey dhismayaal.

- Advertisement -

Xiisada taagan ayaa dadka deegaanka qaarkood sheegayaan in laga cabsi inay isku bedesho dagaal dhexmara labada maleeshiyo beeleed oo xiisada u dhexeeysa, iyadoo dadka ay dareemayaan cabsi dagaal.

Dhinac kamid ah maleeshiyo beeleedka ayaa ka carooday in la aasay barkadihii biyaha ee ku yaallay tuulada  Ood-la oo hoostagta degaanka Damalla-xagarre ee Gobolka Sanaag, sidoo kalena la burburiyey dhismayaal ay dad leeyihiin.

Colaadda labada dhinac oo soo noq-noqotay ayaa marar kala duwan sababtay dagaalo geystay khasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawac, isla markaana dhowr la isku dayay in la xaliyo Colaadaas, balse lagu guuldareystay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts